Hamm … waxay u egtahay il-mariskaagu (browser) inuu duugoobay.
Aan cusboonaysiinno il-mariskaaga si aad ugu raaxaysato mahadhada degdeg badan, ee degelka aadka u sugan.
Daryeelka Dheeraadka ah ee Waayeelka Minnesota (MSC+) - waxey ku Xiriirisaa Macluumaad Caafimaad
Talada caafimaadqab-ka aad uga baahan tahay, cid kale oo aad ku kalsoon tahay.
Ma duray mise hargab? Ilmahaygu ma ciyaari karaa ciyaaraha haddii uu qabo neef? Sidee ugala hadlaa gabadheyda isbeddellada jirkeeda? Ka hel jawaabaha su'aalahan caafimaad iyo kuwo kale oo badan adiga oo gujinaya xiriirada hoose.
xiriiriyeyaasha healthfinder® - healthfinders® si taxadar leh loo doorto macluumaadka iyo mareegaha internetka ee 1,700 ururada caafimaadka la xiriira.
myuhc.com- Ka xubin ahaan katirsan UnitedHealthcare Community Plan, waxaa kaliya oo aad ka fogtahay wax kasta oo aad u baahantahay si aad u maamusho dheefahaaga caafimaadka gaarka ah. Iskadiiwaangeli myuhc.com oo arag sida qalabkeeda xoogga badan iyo sifooyinkeeda cusub ay kuugu badbaadin karaan waqti oo ay kuugu caawin karaan inaad caafimaad qabtid.
U hel kullamada Alcoholics Anonymous (AA) gobol ahaan
Kullamada onlaynka ah ee Al-Anon
Mu'asasadda Dheelitirnaanta Maskaxda (Balanced Mind Foundation) (horaan BP Kids) (onlaynka iyo fool-fool labaduba)
Isbahaysiga Taageera Niyadjabka iyo Laba-cirifoodka (Depression and Bipolar Support Alliance) (onlaynka iyo fool-fool labaduba)
Hay'adda Caafimaadka Maskaxda ee Mareykanka
Kullamada Narcotics Anonymous (NA) goob ahaan
Isbahaysiga Qaran ee Xanuunka Dhimirka (NAMI, National Alliance on Mental Illness)
Kooxda taageerada onlaynka ah ee rabshadaha qoyska
Dhigaalada loogu talagalay dad gaar ah:
Dhigaalada Afrikaan Ameerikaanka:
Isbahaysiga Caafimaadka Maskaxda ee Dadka Madow (Black Mental Health Alliance)
Caafimaadka Lama Huraanka Haweenka Madowga ah (Black Woman’s Health Imperative)
Raysashada Ragga Madow (Black Men Heal)
Dhigaalada Aasiyaanka iyo Dhaladka Jasiiradaha Baasifiga:
Caawinta caafimaadka maskaxda ee Aasiyaanka iyo Dhaladka Jasiiradaha Baasifigga
Caawinta qabatinka ee Aasiyaanka iyo Jasiiradaha Baasifigga
Dhigaalada Isbaanishka:
Caawinta caafimaadka maskaxda ee Isbaanishka
Dhigaalada bulshada LGBTIQ+:
Xarunta Qaranka ee Sinnaanta Laga-roonaha (National Center for Transgender Equality)
Xarunta Caawinta Qaranka ee LGBT (LGBT National Help Center)
Mashruuca Trevor (The Trevor Project)
Dhigaalada Halyeeyada:
Adeegyada Caafimaadka Maskaxda ee Halyeeyada
Dhigaalada Kahortagga is-dilka iyo Dhibaatada
Khadka Nolosha ee Kahortagga Is-dilka — 1-800-273-TALK (1-800-273-8255)
Kala hadal onlaynka adoo u maraya xiriiriyahan
Khadka Nolosha ee Kahortagga Is-dilka Isbaanishka — 1-888-628-9454
XUSUUSIN: Waxay sidoo kale bixiyaan adeegga Turjubaanka ee Fogaan-aragga oo taageeri kara 150 luqadood.
Kala hadal onlaynka adoo u maraya xiriiriyahan
Khadka Dhibaatada Halyeeyada – 1-800-273-8255 oo Riix 1.
U dir farriin gaaban 838255 si loo helo taageero qarsoodi ah 24 saac maalintii, 7 maalmood isbuucii, 365 maalmood sanndkii.
Kala hadal onlaynka adoo u maraya xiriiriyahan
Khadka Dhibaatada Dhalinyarada LGBTQ ah – 1-866-488-7386
U dir farriin gaaban 678678 si loo helo taageero qarsoodi ah 24 saac maalintii, 7 maalmood isbuucii, 365 maalmood sanndkii.
Kala hadal onlaynka adoo u maraya xiriiriyahan
Wax Badan Ogow
Minnesota Senior Care Plus (MSC+)