Hamm … waxay u egtahay il-mariskaagu (browser) inuu duugoobay.
Aan cusboonaysiinno il-mariskaaga si aad ugu raaxaysato mahadhada degdeg badan, ee degelka aadka u sugan.
Wax badan ka hel Qorshaha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah
UnitedHealthcare Dual Complete® waxaa loogu talagalay dadka haysta Medicaid iyo Medicare. Waad haysan doontaa dhammaan macaashyada Medicaid, waxaa intaas dheer macaashyo badan oo aan kharash dheeraad ah kaaga baxaynin.
Qorshayaasha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah sida caadiga ah waxaa ku jira
Caymiska Ilkaha
Daryeelka ilkaha ee joogtada ah oo leh $0 ee lacagaha go'an ee caymiska ee noocyada la daboolo ee daaweynta kahortagga ah iyo dhammaystiran ee ilkaha.2
Caymiska Daawada Dhakhtarku Qoro
Caymiska daawada dhakhtarku qoro oo guriga la isugu geeyo ayaa had iyo jeer lagu daraa qorshayaasha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah, oo badankoodu leh $0 ee lacagta go'an ee caymiska ee dhammaan dawooyinka guud ee la daboolo iyo daawooyinka summadda shirkadda leh.
Baddeecadaha Laga Iibsado Miiska Dukaanka (OTC)
Kaarka horubixinta ee lagu iibsado boqollaal shay oo caafimaadka la xiriira ee aan kharashka kaaga baxaynin, oo ay ku jiraan daawooyinka caadiga ah ee laga iibsado miiska dukaanka (OTC).3
Macaashyada Cuntada Caafimaadka leh
Kaarka horubixinta ee looga iibsado raashinka la daboolo dukaamo badan ama onlaynka.3
Caymiska Aragga
Ma jiraan wax lacagta go'an ee caymiska ah oo lagu bixiyo baarista indhaha ee caadiga ah ee sannadlaha ah iyo khidmada muraayadaha ookiyaalaha ee muraayadaha bilaashka ah.5
Kaalmada Gaadiid-raaca
$0 lacagta go'an ee caymiska ee lagu raaco ama looga soo noqdo xafiiska dhakhtarka ama farmashiyaha.
Waa kuwaan saddex ikhtiyaar oo fudud oo lagu bilaabi karo:
Wac wakiilka iibka ee sharciyaysan
1-844-812-5967, TTY: 711
Saacadaha: 8 sn. ilaa 8 gn., 7 waqtiga maxalliga ah*
Se habla español.
Hel qorshaha ka jira aaggaaga
La kulan wakiilka iibka ee sharciyaysan
Buuxi foomka codsiga oo wakiil ayaa kula soo xiriiri doona si uu kuugu qabto waqti laguula hadlo.
Dad badan ayaa na aaminsan iyadoo ugu wacan yahay caymiska caafimaadka ee laba geesoodka ah marka loo eego shirkad kasta oo kale1
UnitedHealthcare Dual Complete, waxaad ka heli doontaa:
- Ka dooro qorshayaal badan oo kala duwan, hel jawaabaha ku aadan su'aalahaaga Medicare iyo Medicaid, oo faham sida loo isticmaalo macaashyadaada.
- Ku raaxayso adeegyada dheeraadka ah sida adeegyada irbad ku daaweynta jirka ee caadiga ah, baarista sannadlaha ah ee lagu sameeyo guriga si ay kaaga caawiyaan inaad la socoto caafimaadkaaga inta u dhaxaysa booqashooyinka, iyo wax kale oo badan.4
- Hel awood aad ku gasho shabakadayada bixiyayaasha adoo lagu soo gudbin iyo caawinta la gaar yeelay ee isku duwida daryeelka ku habboon gurigaaga.

Eeg sida Dual Complete u shaqeeyo
Hel ilaa saddex boqol oo doolar bil kasta si aad ugu iibsato
cunto cafaimaad leh.
Daawooyinka dhakhtarku qorin
iyo xitaa aad ku bixin karto biilasha korontada, biyaha iyo gaaska.
UnitedHealthcare Dual Complete, wax badan ayaa kuugu jira.
*HI iyo AK, 8 sn. ilaa 8 gn. Isniinta ilaa Jimcaha, 8 sn. ilaa 5 gn. Sabtida iyo Axadda.
Macaashyada, sifooyinka iyo/ama aaladaha way ku kala duwan yihiin qorshe/aag kasta. Xaddidaado iyo ka-dhaafitaano ayaa khuseeya. Tirada shabakadda way kala duwan tahay suuq ka suuq.
1 Iyadoo lagu salaynayo CMS iyo Xogta Diiwaangelinta ee Gudaha Shirkadda ee Ogosto 2021.
2 $0 kharashka qaybsiga daryeelka ilkaha ee shabakadda, adeegyada cayiman oo keliya. Haddii qorshahaagu uu bixiyo caymiska ilkaha ee ka baxsan shabakadda oo aad booqato dhakhtar ilko oo ka baxsan shabakadda waxaa laga yaabaa in lacag badan lagugu soo dallaco, xitaa adeegyada ay ku qoran tahay $0 ee lacagta go'an ee caymiska.
3 OTC iyo dheefaha Cuntada Caafimaadka Leh waxay leeyihiin waqtiyo go'an oo ay dhacaan. Wac qorshaha ama ka tixraac Caddaynta Caymiskaaga (EOC) wixii macluumaad dheeraad ah.
4 UnitedHealthcare® Wicitaannada Guriga waxaa in laga yaaba in laga helin aagagga oo dhan.
5 Khidmada loogu talagalay muraayadaha ama fareemyada leh (hal weynayso, laba weynayso, saddex weynayso ama ku jira Heerka I ee aragga) ee sida buuxda loo daboolo midkood sannad walba ama labadii sannaba mar.