
Hamm … waxay u egtahay il-mariskaagu (browser) inuu duugoobay.
Aan cusboonaysiinno il-mariskaaga si aad ugu raaxaysato mahadhada degdeg badan, ee degelka aadka u sugan.

Maxay bixiyaan qorshayaasha caafimaadka laba geesoodka ah?
La Soo Geliyay: Janaayo 17, 2020
Taariikhda Ugu Dambaysay ee La Cusbooneysiiyay: Ogosto 18, 2023
Caymiska Laba Geesoodka ah ee Medicare iyo Medicaid: Hel caymis ka badan marka loo eego kan Medicaid ama Medicare oo keligood ah.
Qorshaha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah (sidoo kale loo yaqaano D-SNP ama qorshaha caafimaadka laba geesoodka ah) ayaa la shaqeeya qorshahaaga caafimaadka ee Medicaid. Waad haysan doontaa dhammaan macaashyadaada Medicaid. Waxaad heli kartaa dheefo ka badan kuwa Original Medicare.* Original Medicare wuxuu daboolaa ku jiritaanka isbitaalka iyo booqashooyinka dhakhtarka.
Waa maxay labada caymis? Qorshaha laba geesoodka ah eeloo qalmi karo waa inuu ku siiyaa caymis la mid ah kan Original Medicare. Balse labada caymis ee Medicare iyo Medicaid waxa kale oo laga yaabaa inay ku jiraan macaashyo iyo s siyaado ah. Waxyaabaha ay ka midka yihiin caymiska ilkaha, aragga iyo maqalka, iyo qaar kale oo badan.* Waxaa sidoo kale laga yaabaa inaad ka hesho dooqyo iyo dabacsanaan badan.
Hel hagahaaga qorshaha laba geesoodka ah oo bilaash ah
Wax kasta oo aad uga baahan tahay inaad ka ogaato qorshayaasha Laba Geesoodka ah ee Baahiyaha Gaarka ah oo ku jira hal hage oo habboon.
|
|
Waxa laga yaabaa inaad hadda haysato |
Waxa aad haysan karto |
---|---|---|---|
|
Macaashyada Medicaid |
|
|
|
Ku jiritaanada sbitaalka |
|
|
|
Dhakhtarka iyo |
|
|
|
Daawooyinka dhakhtarku qoro |
|
|
|
Dhakhaatiir badan oo la dooran karo |
|
|
|
Isbitaalo badan oo la dooran karo |
|
|
|
Rijeetooyinka dheeraadka ah |
|
|
|
Macaashyada dheeraadka ah |
|
|
Macashyada siyaadada ah ee wax kharash dheeraad ah ku baxaynin
UnitedHealthcare Dual Complete® plans include many extra benefits and features.* Dual Special Needs plans have a $0 premium for members with Extra Help (Low Income Subsidy).
Haddii aad u-qalanto dheefaha buuxda ee u qalmitaanka labada ah, waxaad heli kartaa faa'iidooyin badan oo dheeraad ah sida caymiska ilkaha, dhibco si aad ugu iibsatid alaabta OTC iyo raashinka caynisan, qalabka la socodka xaaladaha degdega ah ee shakhsiyeed, daryeelka cagaha iyo xubinnimada jimicsiga.* Kuwaani waa dhawr tusaale oo ah macaashyada siyaadada ah ee ku jiri kara caymiska caafimaadka ee laba geesoodka ah.
Waxaad ku raaxaysan kartaa macaashyo iyo sifooyin siyaado ah sida kuwaan:
Daryeelka ilkaha ee joogtada ah |
Helitaanka kaqaybgalka |
Dhibcaha si aad u iibsato alaabta OTC |
Booqashooyinka daryeelka cagta ee joogtada ah |
Baaritaanada indhaha, iyo dhibcaha |
Cuntooyinka la keeno guriga |
Baaritaanada maqalka, iyo dhibcaha |
Booqashooyinka guriga ee laga helo |
Safarada booqashooyinka daryeelka caafimaadka |
La hadalka kalkaaliyaha diiwaangashan |
Irbado ku daaweynta jirka iyo |
$0 ee lacagta go'an ee caymiska ee loogu talagalay |
Gurmadka Degdegga ah ee Shaqsiyeed |
Iyo macaashyo kale iyo |
*Macaashyada, sifooyinka iyo/ama aaladaha way ku kala duwan yihiin qorshe/aag kasta. Xaddidaadyada, ka-dhaafitaanada iyo/ama xannibaadyada shabakadeed ayaa laga yaabaa in lagu soo dabaqo.
Ogow qorshayaasha UnitedHealthcare ee ka jira aaggaaga
Qorshaha labada caymis ee loo qalmo ama macaashyada qorshaha Medicaid way isbeddeli karaan iyadoo ku xiran halka aad ku nooshahay. Ku raadi adigoo isticmaalaya koodhka cinwaankaaga si aad u hesho qorshaha saxda ah ee dabooli kara baahiyaha daryeelka caafimaadkaaga.