U gudub tusmada ugu weyn Tusmada Ugu Weyn

Waa maxay Qorshaha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah (D-SNP)?

Qorshaha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah, ama marka la soo gaabiyo D-SNP, ayaa ah nooc ka mid ah qorshayaasha caymiska caafimaadka. Waxaa loogu talagalay dadka haysta Medicare iyo Medicaid labaduba. Haddii aad tahay qofka haysto, waxaad tahay “qof uqalma labada caymis.” (Taasi waa qaab kale oo lagu yiraahdo waxaad isku mar heli kartaa caymiska Medicaid iyo Medicare.)

Maxaa ka dhigaya qorshahan mid loogu talagalay dadka u-qalma labada caymis?

Dual Special Needs plans are for people who could use more help. Taasi waxaa sabab u ah dakhliga, naafonimada, da'da iyo/ama xaaladaha caafimaadka. Qorshayaasha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah waa nooc ka mid ah qorshaha Medicare Advantage.

Sidee caymiska caafimaadka laba geesoodka ah ula shaqeeyaa Medicaid iyo Medicare labaduba?

Qorshaha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah ayaa la shaqeeya qorshaha caafimaadkaaga ee Medicaid. Waad haysan doontaa dhammaan faa'iidooyinkaada Medicaid. Inta badan qorshayaasha caymiska caafimaadka ee laba geesoodka ah waxay sidoo kale ku siinayaan macaashyo iyo sifooyin ka badan kuwa aad ka hesho Original Medicare. Dual Special Needs plans have a $0 premium for members with Extra Help (Low Income Subsidy).

Caawimaad badan oo adiga laguugu talagalay

Care coordination is another important benefit you get with a Dual Special Needs plan. Waxaad yeelan doontaa isuduwaha daryeelka ee gaarka ah. That’s someone who may help you:

  • Faham macaashyadaada Medicare iyo Medicaid
  • Maree dhakhaatiirtaada, khabiiradaada iyo adeegyada daryeelkaaga
  • Get the services you need to feel healthier

Haddii aad u-qalanto labada caymis, sideed ku heli kartaa qorshahan caafimaad?

Qorshayaasha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah waxaa bixiya shirkadaha caymis ee gaarka loo leeyahay. Kuwaasi waxaa ku jira UnitedHealthcare. We call our dual-eligible health plans UnitedHealthcare Dual Complete®. More people choose UnitedHealthcare for a Dual Special Needs plan than any other company.

UCard® only from UnitedHealthcare

Your UCard is your member ID and so much more. Use your UCard to buy healthy food, over-the-counter (OTC) products and pay utility bills.

Qorshe noocee ah ayaan aniga u qalmaa?

Ka jawaab dhawr su'aalood oo degdeg ah si aad u aragto nooca qorshaha ee adiga si wanaagsan kugu habboon.

Hel hagahaaga qorshaha laba geesoodka ah oo bilaash ah

Find out what you need to know about Dual Special Needs plans in one, convenient guide.

Hel qorshayaasha ka jira aaggaaga

Medicaid ama faaiidooyinka laga helo qorshaha labada caymis ee loo qalmo way isbeddeli karaan iyadoo ay ku xiran tahay halka aad ku nooshahay. Search using your ZIP code to find the right plan to meet your health care needs.

Weli su'aal miyaad qabtaa

Waxaan halkan u joognaa inaan ku caawino

Nagala soo xiriir:
1-844-812-5967 / TTY: 711
8 subaxnimo ilaa 8 galabnimo waqtiga maxalliga, 7 maalmood toddobaadkii.

Powered by Translations.com GlobalLink OneLink SoftwarePowered By OneLink