U gudub tusmada ugu weyn
Tusmada Ugu Weyn

Qorshayaasha caafimaadka Minnesota

Si aad u hesho macluumaad guud oo ku saabsan qorsheyaasha gobolkaaga, booqo bogga hore ee Minnesota.

6  natiijooyinka loogu talagalay Minnesota

Shaandhee Qorsheyaasha

U Shaqaadhee Nooca Qorshaha

Tirtir shaandheeyeyaasha oo dhan
  • Cuntada, Dawooyinka Laga Gato Farmashi Iyadoo Dhaqtari Uusan Soo Qorin iyo Tamarta

    $180 deyn ah oo bil kasta lagu bixinayo cunto caafimaad leh, badeecadaha la iska soo gato ayadoo dhaqtar uusan soo qorin iyo biilasha korontada iyo biyaha

  • Adeegyada taageerada guriga

    $150 deyn ah rubac kasta oo sanadka ka tirsan oo loogu talagalay taageero dheeri ah oo dhanka guriga ah oo leh shaqada guri kala nidaaminta iyo waxyaabo kale oo dheeri ah

  • Caymiska Daawooyinka Dhakhtarka uu soo qoro:

    $0 lacag bixinta dawooyinka guud ee la caymiyay iyo magaca summada ah oo ay ku jirto Geynta Guriga Optum®

Qiimaha bishii:

$0.00*

* Kharashkaagu waxa laga yaabaa inuu u hooseeyo ilaa $0, iyadoo ay ku xirantahay heerkaaga u-qalmitaanka Medical Assistance (Medicaid). 

    $225 deyn ah oo bil kasta lagu bixinayo cunto caafimaad leh, badeecadaha la iska soo gato ayadoo dhaqtar uusan soo qorin iyo biilasha korontada iyo biyaha

Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo helida qorshaha?

Ka jawaab dhawr su'aalood oo degdeg ah si aad u aragto nooca qorshaha ee adiga si wanaagsan kugu habboon.

Families and Children Medical Assistance

Qorshaheena Families and Children Medical Assistance (Medicaid) – oo sidoo kale loo yaqaano Barnaamijka Cawimaada Medicaid ee Qarashkiisa Horay loo Sii Bixiyay (PMAP) - waxaa loogu talagalay carruurta, haweenka uurka leh, qoysaska iyo dadka waaweyn ee aan carruurta lahayn. Waad dooran kartaa dhakhtarkaaga. Waxaadna helaysaa waxyaabo badan oo dheeraad ah qorsheyaasha kale aysan bixinin.  

Fadlan ogow in laga bilaabbo Janaayo 1-deeda, 2023, qorshahan laga bixin doonaa degmada St. Louis.

Dooro "Eeg Qorshaha" si aad u aragto waxa uu ku siinayo qorshaha Families and Children Medical Assistance (Medicaid).

Anoka, Carver, Dakota, Hennepin, Ramsey, Scott, St. Louis, iyo Washington.

Macaashyada & Sifooyinka

  • Raadi dhakhtar

    Isticmaal Qalabkeena Raadinta Dhakhtarka si aad u aragto in dhakhtarkaagu ku jiro shabakadeena ama si aad u hesho mid cusub.

  • Ilkaha

    Waxaan bixinaa lacagta nadiifinta, baaritaannada, iyo daaweynta ilkaha.

  • Aragga

    Baaritaannada indhaha ee caadiga ah iyo ookiyaaleyaasha indhaha ee dhakhtarku qoray waa la daboolay.

MinnesotaCare

UnitedHealthcare Community Plan ee Minnesota wuxuu bixiyaa MinnesotaCare oo u adeega dadka da'doodu yar tahay 65 - oo ay ku jiraan shakhsiyaadka dakhligoodu hooseeyo (kuwaas oo dhaafiyay xadka dakhliga ee Caawinta Caafimaadka ee Qoyska iyo Carruurta). Waad dooran kartaa dhakhtarkaaga. Iyo waxyaabo badan oo dheeraad ah. 

Dooro "Eeg Qorshaha" si aad u aragto waxa qorsheyaasheena MinnesotaCare (Medicaid) ku siinayaan.

Anoka, Carver, Dakota, Hennepin, Ramsey, Scott, St. Louis, iyo Washington.

Macaashyada & Sifooyinka

  • Raadi dhakhtar

    Isticmaal  Qalabkeena Raadinta Dhakhtarka si aad u aragto in dhakhtarkaagu ku jiro shabakadeena ama si aad u hesho mid cusub.

  • Ilkaha

    Waxaan bixinaa lacagta nadiifinta, baaritaannada, iyo daaweynta ilkaha.

  • Aragga

    Baaritaannada indhaha ee caadiga ah iyo ookiyaaleyaasha indhaha ee dhakhtarku qoray waa la daboolay. 

Minnesota Special Needs BasicCare (SNBC) Medicaid Only

UnitedHealthcare Community Plan ee Minnesota wuxuu bixinayaa qorshaha daryeelka aasaasiga ah ee baahiyaha gaarka ah (SNBC) kaas oo u adeegga dadka da'doodu tahay 18 - 64 ee buuxiya shuruudaha u-qalmitaanka laga bilaabo 1-da Janaayo, 2023. Waxaad dooran kartaa dhakhtar kuu gaar ah. Waxaadna helaysaa waxyaabo badan oo dheeraad ah qorsheyaasha kale aysan bixinin.  

Dooro “Eeg Qorshaha” si aad u aragto waxa Qorshaha Gaarka ah ee UnitedHealthcare ee Minnesota Daryeelka Aasaasiga ah ee Baahiyaha Gaarka ah (SNBC) ay bixiyaan.

Agabka xubinka:
Eeg bug-gacmeedkeena: Ingiriisi | Español

Raadi Daryeel Bixiyeyaal

Ama soo dejiso diiwaanadeena bixiyaha: Ingiriisi iyo Español

Minnesota Senior Care Plus (MSC+)

Minnesota Senior Care Plus (MSC+) waa barnaamij daryeel la maareeyo oo daboolaya baahiyaha loo qabo daryeelka caafimaadka iyo adeegyada qarash ka Dhaafitaanka Waayeelka ee dadka jira 65 iyo ka weyn ee hela cawimaada caafimaadka ee Medical Assistance (MA). Qorshahayagu waxa ku jira takhasus iyo booqashooyin wanaagsan, iskudubarid daryeel, tijaabooyin caafimaad oo gaar ah, caynsanaanta ilkaha iyo wax ka badan. 

Dooro "Eeg Qorshaha" si aad u aragto waxa qorsheyaasheena Minnesota Senior Care Plus (MSC+) ku siinayaan.

Agabka xubinka:

Eeg bug-gacmeedkeena: Ingiriisi | Soomaali

Raadi Daryeel Bixiyeyaal

Soo dejiso diiwaankeena bixiyaha: Ingiriisi iyo Español

Powered by Translations.com GlobalLink OneLink SoftwarePowered By OneLink