Hamm … waxay u egtahay il-mariskaagu (browser) inuu duugoobay.
Aan cusboonaysiinno il-mariskaaga si aad ugu raaxaysato mahadhada degdeg badan, ee degelka aadka u sugan.

U-qalmitaanka D-SNP
Gobol kasta ayaa go'aamin doona inaad u-qalanto qorshaha caymiska caafimaadeedka eelaba geesoodka ah. Waxaad xaq u leedahay qorshaha Dual Special Needs haddii aad u-qalanto Medicaid, aad hesho macaashyada Medicare Parts A iyo B (Original Medicare) iyo haddii aad ku nooshahay aagga qorshaha caafimaadeedka ee laba geesoodka ah. Haddii aadan buuxin dhammaan shuruudaha, waxaa laga yaabaa inaad weli qayb ahaan ugu-qalanto D-SNP.
Medicare iyo Medicaid iyo naafada
Si toos ah ma ugu qalantaa Medicaid haddii aad qabto naafonimo? Find out about Medicaid and Medicaid disability requirements.
Yaa xaq u yeelan kara qorshaha caafimaadka ee laba geesoodka ah ee loo qalmi karo ama qorshaha Dual Special Needs?
Qorshayaasha caafimaadka laba geesoodka ah waxaa loogu talagalay dadka ku jira Medicare iyo Medicaid. Arag inaad buuxiso shuruudaha.
Qorshe noocee ah ayaan aniga u qalmaa?
Ka jawaab dhawr su'aalood oo degdeg ah si aad u aragto nooca qorshaha ee adiga si wanaagsan kugu habboon.
Hel hagahaaga qorshaha laba geesoodka ah oo bilaash ah
Find out what you need to know about Dual Special Needs plans in one, convenient guide.
Maxay ka dhigan tahay in loo qalmo labada caymis ee qeybta ah?
If you’re partial dual eligible for Medicare and Medicaid, you may be able to get more benefits with a Dual Special Needs plan than with Original Medicare.
U-qalmitaanka labada caymis ee buuxa iyo kan bardhimanka ah — waa maxay farqiga u dhexeeya?
Waa maxay farqiga u dhexeeya -qalmitaanka labada caymis ee buuxa iyo kan bardhimanka ah, sideese qaybsiga kharashka u gacan uga geysanayaa dhimista kharashka macaashka Medicare?
Waa maxay sababta U-qalmitaanka Medicaid loogu Baahan Yahay si loo helo Caymiska D-SNP
Xubnaha Qorshaha Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah ee Laba Geesoodka ah (D-SNP) waxay u baahan yihiin inay xafidaan caymiskooda Medicaid, ama waxay lumin karaan caymiskooda caafimaadka ee laba geesoodka ah.
Haddii aad hesho qorshaha caafimaadka laba geesoodka ah, miyaad waayi doontaa macaashkaaga Medicaid?
Dadka haysta Medicaid iyo Medicare labaduba, qorshaha caafimaadka laba geesoodka ah ayaa kuu oggolaanaya inaad sii hesho macaashyada Medicaid oo dhan oo waxaa dheer inaad hesho macaashyada Medicare ee dheeraadka ah sidoo kale.
Hel qorshayaasha ka jira aaggaaga
Medicaid ama faaiidooyinka laga helo qorshaha labada caymis ee loo qalmo way isbeddeli karaan iyadoo ay ku xiran tahay halka aad ku nooshahay. Search using your ZIP code to find the right plan to meet your health care needs.